Dowlada Uganda oo beenisay War laga faafiyay Madaxweyne Yoweri Museveni

Warbaahinta dalka Uganda iyo kuwa caalami ah ayaa baahiyay in Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni , iyo masuuliyiinta kale oo ku dhaw dhaw la siiyay talaalka ka hortaga cudurka Covid-19. Warkan ayaana si weyn ugu faafay gudaha dalka Uganda xili uu dalkaasi kusii faafayo cudurka Covid-19, waxaana dadku isweediinayaan sababta madaxda kale u qaateen talaalka … Continue reading Dowlada Uganda oo beenisay War laga faafiyay Madaxweyne Yoweri Museveni